
Uganda oo ku baaqday heshiisiinta Madaxda Soomaaliya
Dowladda Uganda ayaa ku baaqday in dib u heshiisiin loo sameeyo Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka, si loo soo afjari xiisad siyaasadeed ee ka dhexeysa Dowladda Dhexe iyo Maamulada Jubaland iyo Puntland. Danjire …